Background OF SADA

Somali Aid and Development Association (SADA) is a non profit making, non-political, community based organization. SADA was founded in 22, September 2006 by a group of indigenous, intellectual, Diaspora, elders, women, and youth society at ceremony held at Amira hotel attended by different society from miscellaneous locations such as Diaspora, woman association, youth association, business group and religious leaders.

 SADA was intended to carry out humanitarian activities to support vulnerable groups especially women, children and old people. After 16 years of the collapse of the central functioning government the founders of SADA felt the pain and need assistance of the target vulnerable group for this reason it came necessary to the establishment of this non-profit organization named Somali Aid and Development Association (SADA) to mutually  address the aggressive socio-economic worsening conditions encountered by children, mothers and those displaced and the elderly who are the most vulnerable group in the community as to promote community based needs of health care  and education  initiatives in the field of Health, Nutrition and Education sectors  among others within the vulnerable society in order to deliver the most crucial basic  necessity in life.

Objectives

  • To support vulnerable community and improve their living conditions through enhancing their education and healthcare.
  • To improve the Nutrition status of the under 5   children, lactating and Pregnant mothers in the project areas through MCH system.
  • Enhance the socio-economic status of the vulnerable societies in the operational area.

 

Qoysaskii ka soo barakacay abaaraha Jubooyinka iyo shabeelada hoose

 

Ruux walbo eek u abtirsada UDUBLAND , meel kastaa ee uu joogo, ka qeyb qaato gargaarka la doonaayo in loo fidiyo dadka ay abaarta soo bar kicisey.

Meel kastaa waa in laga abaabulo guddiyo gargaar abaar, oo si degdeg ah looga gaarsiiyo dadka, ku idlaanaayo deegaannada UDUBLAND.

Read More....

 
Dadkii ka barakacay abaarihii jubooyinka oo loo qaybinaayo raashin deeq ah
 
 
     
 
 
waxaa manta deeq raashin iyo lacag isugu jirta ay u qaybisay heyada Somali Aid and development association oo loo soo gaabiyey[ SADA] qoosas barakacayaal oo ku jira xarada wershada sifeynta batroola oo ku taala degaanka  jasiira. Qoosaskaas oo ka soo barakacay degaanadoodii abaar ku dhufatay awgeed Degaanada ay ka soo barakaceena waxaa ka mid ah: Gobalada Jubooyinka Iyo gobalka shabeelada Hoose. Deeqdaas oo ay soo dhibeen jaaliyada Reer sheikh C\raxmaan oo ku nool Wadanka  Australia  gaar ahaan magaalada Melbourne
 
walaalayaal qoosaska aad ujeedaan waxay u baahanyihiin gargaar biniaadanimo waxayna ka codsanayaan walaalaha muxsiniinta ah  ee dalka gudihiisa iyo dibidaba in gacan
naxariis leh loo fidiyo.
 
Dugsiga barshada quraanka kariimka
 
 
 
Hey’ada somali aid and development ass. Oo loo soo gaabiyey( sada)
Ayaa waxay dhismo dugsi lagu barto Qur’aanka kariimka ah ka hirgelisay degaanka Hareeriley oo ka tirsan degmada Marka ee Gobalka Shabeelaha Hoose,dugsigaas oo mudo badan lagu baran jiray Qur’anka geed hoostiisa. 
 
 

Asalama Aleykum,

Walaalayaal waxaan idin soo gudbineenaa dhibaato oo hayso walakeena Xasan Maxamed Yaro oo Mogadishu ku nool. Dhibanahaan toleed ayaa xanuunka uu latacaalaayo ku bilowday sanadku markuu ahaaye 2005 ilaa hadana ku imtixaananyahay , asigoo hada mudo dhow soo gaaray magalada muqdisho taasi oo meelal badan lageyey si loogu tacaalo xanuunkisa balse dhamaan takhaatirta aragtay ay ka deeriyeen xaladisa caafimad sheegayna in wadanka gudahisa waxba looga qabankarin. Waxuu u  hadaba waxaa looga baahanyahay qufkaan bukaanka ah in lagu sadaqeysto wax walbo wax tar u leh asigoo hada ku sugan magalada muqdisho gacantana ku hayaan qaar ka mid ah xildhibanada besha  uguna horeeyo xidhiban c/laahi cali axmed waafow hadaba  cid walbo waxaa si naxariisnimo ay ku jirto uga codsanayaa dhinahaaan in ay la soo garaan gacantooda , ayna kala xariiraan dhibanahaan oo hada ku sugan magalada muqdisho mudo 2 isbuuc uu ku suganyahay dhibanaha taasi oo la geeyey cusbitalada magalada muqdisho iyo headaha caafimaadka ee shisheeye ee ku sugan wadanka somaliya wayna  ka deeriyey dhamaan takhaatirta  kuwaasi oo kala ah 


Dr. cabdi faqi 

Dr. cumar dheere 

Dr, c/risaaq 

Dr. maxamed yuusuf 

iyo takhatirta cusbitalka daarushifaa & headaha caafimaad ee ay leedaahy dowlada turkiga ee ku sugan magalaad muqdisho 

ogow noloshu waa imtixaan bukaankaan ehelkeyna ah isku day in aad ka caabisid imtixaanka haysta tasoo dhamaanteyna tusaalle naloogu darsaayo ay tahay aduunkan inta aynu joogno , hadaba gar gaar deg deg ah lasoo gaara oo idinkana sadaqo weligina aad ku liibaaneysiin ay tahay aduun iyo akhiraba, 
waxaa lagala xariirikaraa dhibane  xasan maxamed yarow  telefoonadaan 

+252615813623
+252699313118

ama emeil wafoow2@hotmail.com

 

Copyrights 2011 - www.sadaint.org
Designed by: www.harsonsgraphics.com